Gudoomiyaha ayaa safarkiisa deegaanada gobolka Garadfuu ee ay saameeyeen duufaanuhu wuxuu ka bilaabay Degmada Gumbax oo uu maantay booqday.
Gudoomiayaha iyo Wafdigiisa oo soo gaaray magaalada Baargaal habeenimo ayaa waxaa siweyn ugu soo dhaweeyay Mas'uuliyiinta ugu saraysa Maamulka Degmada oo uu Hormuud u yahay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane Abuukar Axmed Yuusuf ,Odoyaasha Dhaqanka, waxgaradka
Wafdiga waxaa ka danbeeya oo caawa laga sugaaya Baargaal Wafdi Xildhibaano puntland ah
PUNTLANDTRUST.COM