Ciidamada booliska ee gobolka Bari ayaa xeebaha deegaanka Shimbiraale kasoo qabtay inka badan sodon dhalinyaro oo tahriibayaal doonayay inay si dhumaalaysi uga baxaan xeebaha gobolka Bari , iyagoo kusii jeeday wadanka Yemen oo ay uga sii gudbayaan dalalka Yurub.
Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf ayaa howlgalkan uga waramay Warbaahinta
Halkan Hoose Ka Dhageyso