Al-shabaab oo shacabka Soomaaliyeed u fasaxay in ay hubka qaataan ayna dagaal galaan. Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya, marar badanna sheegatay falal dad badani wax ku noqdeen oo ka dhacay dalalka geeska Afrik…