Soomaali

Sawirro : kulan dhaqaale loogu uruurinayay dadkii ay saameeyeen Duufaanihii Chapala iyo Megh ee Gobolka Gardafuu ku dhuftay Oo Boosaaso Lagu qabtay

Kulankan oo lagusoo bandhigayey khasaarihii ay geysatey dufaanihii Chapala iyo megh ee ku dhufatay Gobolka Gardafuu intii u dhexeysay 3 ilaa 8 bish…

Kalluumaysatada degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu oo cabasho ka Muujiyay Kalluumasiga Sharci darada ah

Kalluumaysatada degmada Baargaaal ee Gobolka Gardafuu oo noloshoodu ay ku xiran tahay badda ayaa cabasho ka muujiyay Gaadiidka badda ee Kalluumaysiga…

(Warbixin+Sawiro ) Gudoomiyaha ka hortaga xaalufinta badda iyo Barriga ee Gobolka Gardafuu oo ka Hadlay Kaaluumaysiga Sharci Darada ah iyo Xaalufka Ba’an ee Lagu hayo Deegaanka

Muddo dheer waxaa wacyigalin balalaran ka waday Gobolka Gardafuu Gaar ahaan Degmada Baargaal iyo nawaxigeeda gudoomiyaha Ka hortaga Xaalufka badda i…

Dab Qasaare Geystey oo Caawa ka kacay Boosaaso

Waxaa uu caawa dab ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaala magaalada Bosaso ee xarunta ganacsi Puntland, kaasi oo geystay khasaare maaliyadeed. Dabkan …

War Deg Deg ah — Ciidanka Puntland Oo Gudaha u galay Xaafada Baraxley

kadib markii ciidamada galmudug Xaafada Baraxley ay hoobiyayaal iyo Rasaas kusoo ridey Magaalada Gaalkacyo ayaa Ciidanku ka fursan waayay iney Xoog…

DEG DEG: Odayaasha Puntland ee wadey Nabaddeynta oo ku dhawaaqay in ay GALMUDUG ka socon weyday Nabaddii.

Odayaashii ka soo jeeday Puntland ee maalmahan oo dhan ku mashquulsanaa sidii wax looga qaban lahaa Xiisadii colaaddeed ee ka jirtay magaalada Gaalka…

Hambalyo Meher wacan:Abuukar xaaji siciid maxamuud iyo Caasho xuseen maxamuud

Dhamaan Eheleda iyo asxaabta waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Boqorka Abuukar xaaji siciid maxamuud calibare & boqorada Caasho xusee…

Waa sidee xaalada caawa ee magaalada Gaalkacyo

Caawa daganaansho ayaa laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo, oo ay maanta Maleeshiyo ka soo jeeda Koonfurta magaaladu weerar ku qaadeen ciidamo ka ti…

UNFPA iyo wasaarada Haweenka Puntland oo u dabaal dagay horumarka laga Gaaray Olalaha yareynta Umul Raaca ee CARMMA

Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan Horumarinta Bulshada (UNFPA) , iyo wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland ahna Danjiraha Olalaha yarey…

War deg deg ah: Wariye Axmed Xasan Cowke oo ku geeriyooday Jigjiga

Wararka naga soo gaaraya saaka oo Tallaado ah xarunta mamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga ayaa sheegaya saakadii hore inuu magala…

Daawo Muuqaal: wiil Soomaaliyeed oo yar oo Caalamka ka Yaabsaday ka dib Qaraxyadii lagu qaaday dalka Faransiiska

Wiil yar oo Soomaali ah ayaa guud ahaan Caalamka oo idil ka yaabsaday ka dib markii uu si cajiib ah uga hadlay Qaraxyadii lagu qaaday magaalada Paris…

DHAGEYSO:Booliska Bosaaso oo soo qabtay dhalinyaro kabadan sodon oo doonayay inay tahriibaan

Ciidamada booliska ee gobolka Bari ayaa xeebaha deegaanka Shimbiraale kasoo qabtay inka badan sodon dhalinyaro oo tahriibayaal doonayay inay si dhu…

Shirkada Golis oo xirtay baaritaana ku wada shaqaalihii dhawaan laga dhacay lacagta gaaraysay 95,000 dollar

Shirkada isgaarsiinta ee Golis telecom xafiiskeeda Garowe ayaa xiray shaqaalihii dhawaan dhaca loo geystay ee laga qaatay lacago shirkadu lahayd oo …

Waddamada Yurub oo Maal-gelinaya Afrika si looga Hor-tago Faqriga iyo Qulqulka Qoxootiga

Ururka Midowga Yurub ayaa maanta shaaciyay in maal-gelin deg-deg ah ay ku sameyn doonaan Afrika, iyagoo ku deeqay dhaqaale gaaraya 2-bilyan oo doolla…

Isku Shaandhayn la filaayo in Madaxwayne C/wali Maxamed Cali Gaas ku sameeyo Xukuumadiisa

Madaxwaynaha dawlada puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa inuu isbadal wayn ku sameeyo dabayaaqada sanadkaan Golihiisa Wasiirada, Wasiir…

Weerar Is Miidaamin Ah Oo Lagu qaaday Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xassan Sh Aadan

Wararka ka imanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah lagu qaaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynaha maamul goboleed…

XOG: YAA KU TARTAMAYA DOORASAHADA JAGADA GUDOMIYAHA BARLAMAANKA PUNTLAND ? GOORMASE AYAY DHACAYSAA DOORASHADU

Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa ka socda Olole balaaran oo Musharixiinta u taagan jagada Guddoomiyaha Baarlamaanka ay ku raadsanaya…

(Dhagayso) Banaanbaxyo looga soo horjeedo Kalluumaysiga Sharci darada oo Puntland laga diyaarinayo

Jariifka sharci darada ah ee lagu hayo badda Puntland ayaa noqday mid sii xoogaysanaya mudooyinkii lasoo dhaafay, waxayna sabab u noqon kartaa haddii…

Bankiga Aduunka Oo Dowladda Somalia Ku Eedeyey In Kaluumeysiga Badda Somalia Ay Qandaraas Ku Siisay Shirkad Laga Leeyahay Dalka Mauritius

Bangiga Aduunka ayaa eedeyn culus usoo jeediyay dowladda Soomaaliya kadib markii heshiis ay la saxiixdeen shirkad laga leeyahay wadanka Mauritius in…

PUNTLAND: Askari Saddex Sarkaal Ku Dilay Buuraha Galgala

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka daraawiishta Dawlada Puntland ayaa maanta toogasho ku dilay saddex sarkaal oo ciidanka daraawiishta Puntland ka tirsanaa…

Send Whatsapp Query