Theme Support

Need our help to upload or customize this blogger template? Contact me with details about the theme customization you need.

Tababbaraha Barcelona muxuu ka yiri ganaaxa shanta kulan ee Cristiano Ronaldo?


 Cristiano Ronaldo waxaa laga saaray kulankii El Clasico ee ka dhacay Camp Nou kaddib markii uu kala tuuray garsoorihii ciyaarta.
Hase ahaatee, wuu ka caga jiiday Ernesto Valverde in uu ra’yigiisa ku darsato arintaas.
Marka lagu darro kulankan caawa ee uu seegayo, Ronaldo afar kale ayuu ka maqnaan doonaa safka Real Madrid kaddib markii uu ganaax ku dhacay.
“Ma garanayo in ay tahay ciqaab cadaalad ah mana jiraan wax aan ka iraahdo,” ayuu tababbaraha Barcelna u sheegay wariyeyaasha.
“Ma aqaan sida ay waaxahaas u shaqeeyaan.
“Kuma fiicnii arimaha sharciga.”

Produk Kami Lainnya :

 
ibs(idblogsite)