Theme Support

Need our help to upload or customize this blogger template? Contact me with details about the theme customization you need.

DEG DEG: Real Madrid oo laga soo diiday racfaankii ay ka qaadatay casaankii Ronaldo



Kooxda Real Madrid ayaa quusatay kadib markii laga soo diiday rajadii ugu danbaysay ee ay doonayeen in Ronaldo uu ku ciyaaro kulanka lugta labaad.
Real Madrid ayaa racfaan u gudbisay gudiga dishibiliinka ee xiriirka kubadda cagta Spain si Ronaldo looga qaado jaalihii labaad kaas oo muran dhaliyay.

War ka soo baxay xiriirka kubadda cagta Spain ayaa lagu sheegay inay soo diideen racfaankii Real Madrid ay ka soo gudbisay jaalihii labaad ee Ronaldo si loogu ogolaado inuu ciyaaro kulanka caawa.
Gudiga ayaa intaa ku daray inay soo diideen racfaankii Real Madrid kadib markii kooxda caasimadu ay keeni waysay cadaymo lagu kalsoonaan karo oo ah in laacibku uusan istuurin.
Warkaan ayaa ka dhigan inay soo gabagabowday rajadii Real Madrid ay ka lahayd in Ronaldo uu ciyaaro kulanka caawa.

Produk Kami Lainnya :

 
ibs(idblogsite)