Theme Support

Need our help to upload or customize this blogger template? Contact me with details about the theme customization you need.

Kabtanka Barcelona Andres Iniesta oo seegaya kulanka caawa ee El Clasico


Barcelona ayaa xilli ay caawa aad ugu baahan tahay inay ka soo kabato guul daradii 3-1 ee lugta hore Supercope ka soo gaartay Real Madrid aya waxaa ka sii maqnaan doona kabtankooda Andres Iniesta.
Kubbada qaabeeyaha reer Spain ayaa inkastuu shalay tababarka la qaatay kooxda misane waa laga soo tagay shaxda loo xushay kulanka sababo dhaawac uu ka qabo bowdada lugta midig si la mid ah Rafinha iyo Thomas Vermaelen.
Haddaba Barcelona ayaa kulanka duulaanka caawa ee Bernabeu la soo shirtagi doonta xiddigahan:
Marc-Andre ter Stegen, Jasper Cillessen, Nelson Semedo, Gerard Pique, Javier Mascherano, Jordi Alba, Lucas Digne, Aleix Vidal, Samuel Umtiti, Sergi Roberto, Ivan Rakitic, Sergio Busquets, Denis Suarez, Luis Suarez, Lionel Messi, Gerard Deulofeu, Paco Alcacer, Andre Gomes and Carles Alena.

Produk Kami Lainnya :

 
ibs(idblogsite)