Theme Support

Need our help to upload or customize this blogger template? Contact me with details about the theme customization you need.

HORDHAC: Real Madrid Vs. Barcelona



Real Madrid waxa ay lugta labaad ee Spanish Super Cup ku soo dhaweyn doontaa Barcelona.
Natiijo 1-3 ah ayey Los Blancos difaacaneysaa hadii ay badisana waxa ay uu koobkan noqon doonaa kii labaad muddo toddobaadyo gudohood ah.
REAL
-Luka Modric wuu soo laabanayaa kulankan kaddib markii uu kii hore ganaax ku seegay
-Cristiano Ronaldo waxaa u bilaabanaya kulankiisii ugu horreeyey ee uu ganaax uga maqnaado Real Madrid shan ciyaarood uu lagu ciqaabay ficilkiisii lugtii hore
-Karim Benzea iyo Gareth Bale boosaskooda ayey xejisan doonaan halka Marco Asensio uu dagaal ugu jiro safka hore kaddib bandhigii wacnaa ee axadii hore
BARCA
– Denis Suarez ayaa lagu wadaa in uu garabka biddix ku bedelo Deulofeu  maadama uu wacdaro la yimi qeybtii dambe ee lugtii hore
-Sergi Roberto dagaal ayuu ugu jiraa boos kowaad.
-Paulinho isaga lama qabo in uu ka soo muuqan doono ciyaartan maadama dhawaan uun saxiixisa la dhameeyey
– Nelson Semedo iyo Aleix Vidal dadabka middig ayey isku haystaan
RAADRAAC
-Barcelona waxa ay isha u haysaa in ay bedesho natiijadii 1-3 ahayd ee milinkeeda looga soo badiyey
-Zidane waxaa ka go’an hanashada koobkiisii labaad ee ololahan
SAFAFKA LA FILI KARO

Gegida: Santiago Bernabeu
Saacadda Geeska Africa: 12:00Am
Dhex dhexaadiyaha: Jose Sancehz

Produk Kami Lainnya :

 
ibs(idblogsite)