Theme Support

Need our help to upload or customize this blogger template? Contact me with details about the theme customization you need.

Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Caawa Soo Gaaray Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu


Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Mudane C/Qaadir Yuusuf Maxamed Ismaaciil iidi oo muddo ku maqnaa safar shaqo oo dibada ah oo uu ku tagay  dalalka Ingiriiska , Talyaaniga , iyo dalalka Scandnavian-ka  ayaa caawa soo gaaray Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu siduu kormeero Guud ugu sameeyo Gobolka Guud ahaan iyo gaar ahaan Deegaanadii ay ku dhufteen duufaanihii ka dhecay xeebaha puntland

Gudoomiyaha ayaa safarkiisa deegaanada gobolka Garadfuu ee ay saameeyeen duufaanuhu  wuxuu ka bilaabay Degmada Gumbax  oo uu maantay booqday. 

Gudoomiayaha iyo Wafdigiisa oo soo gaaray magaalada Baargaal habeenimo ayaa waxaa siweyn ugu soo dhaweeyay Mas'uuliyiinta ugu saraysa Maamulka Degmada oo uu Hormuud u yahay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane Abuukar Axmed Yuusuf ,Odoyaasha Dhaqanka, waxgaradka 

Wafdiga waxaa ka danbeeya oo caawa laga sugaaya Baargaal Wafdi Xildhibaano puntland ah 

PUNTLANDTRUST.COM

Produk Kami Lainnya :

 
ibs(idblogsite)